Xisbiga Wadajir

Xisbiga Wadajir waxa lagu aasaasay magaalada Muqdishu taariikhdu markii ay aheyd Juun 2016, Xisbiga waxaa aasaasay rag iyo dumar Soomaaliyeed oo muddo 10 sano ka badan ku soo dhex jiray siyaasadda Soomaaliya kuwaas oo wadaaga hiigsi mideysan kaddib markii ay dood dheer ka yeesheen mustaqbalka dalka waxa ay go'aansadeen in ay aragtiyahooda u bedelaan waxqabad siyaasadeed.

Faahfaahin
Wadajir Party Logo

Mabaadii'da Guud

Waa xilligii Soomaalidu xallin laheyd dhibaatoyinkooda iyaga oo caqli iyo xikmad isticmaalaya

Sharafta Qaranka

Dhowrista madaxbanaanida, doonista wadajirka iyo ilaalinta sharafta qaranka Soomaaliyeed si loo soo celiyo haybadii Qaranimo iyo sharaftii ummada Soomaaliyeed

Himilooyinka Shacabka

Isutaaga xaqiijinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed

Dareenka Waddaniyadda

Dib u soo noolaynta dareenkii wadaniyadeed, iskuduubnidii iyo nabad ku wada noolanshihii ummada Soomaaliyeed

La Dagaalanka Mususqa

La dagaalanka eexda, musuqmaasuqa, qabyaaladaysiga, xagjirnimada, ku takrifalka hantida iyo awoodda Qaranka

Dib U Heshiisiinta

Did u billaabidda dadaallo badan oo dib-u-heshiisiin ah, ka hortagga fikradaha xagjirnimada iyo sidoo kale isticmaalka awood si loo helo awood siyaasadeed

Xuquuqda Biniaadanka

Dhowrista Xaqa muwaadinka iyo ka hortaga taciyada lidka ku ah xuquuqda aadanaha

Abdirahman Abdishakur Warsame

Baro Hoggaamiyaha Xisbiga

C/raxmaan C/shakuur Warsame waa hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir iyo musharraxa madaxweynaha mustaqbalka Soomaaliya

Faahfaahin

Ma dooneysaa isbedel Siyaasadeed?

Wararka

Masuuliyiin ka socday Xisbiga Wadajir ayaa wada hadallo miradhal ah la yeeshay madax ka tirsan dalka aan walaalaha nahay ee Masar

Wafdi ka tirsan Xisbiga Wadajir oo uu hogaaminayo Murashaxa madaxweeyne ee Xisbiga ayaa wada hadalo la yeeshay madax ka tirsan dalka Masar....

Sii Akhri

Xisbiga Wadajir oo walaac ka muujiyey Musuqa iyo takrifalka dhaqaalaha dalka ee dowlada ka dhex jira

Xisbiga Wadajir wuxuu walaac wayn ka muujinayaa hufnaanta hay'adaha maaliyadda dalka. Qoraalka ka soo baxay xafiiska Xisaabiyaha Guud wuxuu cadeyn u yahay...

Sii Akhri

War saxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir.

Xisbiga Wadajir ayaa War saxaafadeed kasoo saaray Qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, war saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan hoose....

Sii Akhri

Xisbiga Wadajir oo ka digay halista burburinta Maamul goboleedyada.

Hoggamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa soo saaray qoraal uu kusoo bandhigay bartiisa Facebook oo ku saabsan halis kasoo fool leh maamulka dowlada Federaa...

Sii Akhri

Hoggaamiyaha Xisbiga wadajir oo bilaabaya safarro gudaha dalka ah.

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada Nairobi ka sheegay inuu soo gebagebeeyey safarro uu ku maray dalal badan oo dunida ka mid ah kuwaas oo si weeyn loogu so...

Sii Akhri

Wadajir Party terms unconstitutional the arrest of their members by security officers

Wadaajir Party has termed unlawful the arrest of two of their senior party members by an alleged government security forces 2 days ago in Mogadishu....

Sii Akhri

Ma jeceshahay Soomaaliya oo Barwaaqo ah?

Albumka Sawirrada