Maxaanu u tagaanahay

Dhismaha dawlad casri ah oo ku dhisan saraynta sharciga, xoojisa dhaqanka madaniga ah ee ku dhisan dimoqoraadiyada iyo cadaalad bulsho, adakaysa midnimada Soomaaliyeed islmarkaana baahisa awooda maamul ee dawladda iyadoo la raacayo habka maamul ee Gunkasoo dhiska iyo hannaanka federaalka