Waxqabadka

Wednesday August 18, 2021 - 22:19:13
Visits: 86
0 Comments
Super Admin
Xisbiga Wadajir ayaa dib u bilaabay ololaha doorashada iyadoo xisbigu dib ugu dhejiyey Boorar jidadka waaweeyn iyo isgooysyada magaalada muqdisho. Boorarka hogaamiyaha xisbiga Wadajir ahna murashax Madaxweeyne Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa si weeyn loogu arkayaa waddooyinka caasimadda iyo goobo…