Hiigsiga Xisbiga

U hawlgelida sidii loo heli lahaa bulsho Soomaaliyeed oo ka fiyow qabyaalad kana fog gacan ka hadal iyo xagjirnimo diineed lehna wacyi iyo dareen qaranimo, iskuna xilqaanta gudashadda waajibka qaran iyo masuuliyadda ummadnimo, kuna noolaata nabad, xasilooni, cadalaad iyo karaamad”